KitabCloud · English · Soomaali · Kiswahili · العربية · አማርኛ · ትግርኛ · Français · App

Maxaa Burburiyay Somalia? Maxaase Xalnoqon Kara?

Maxaa Burburiyay Somalia? Maxaase Xalnoqon Kara?

Saleban M. Said "Dhoodi"

Buuggaani wuxuu tooshka ku ifinayaa cadowga dhabta ah ee ummadda Soomaaliyeed. Wuxuu muujinayaa qaybaha cadowga Soomaaliyeed iyo sidda qayb waliba u shaqayso.

Buugaag Soomaali ah – maqal iyo akhris